Inscrivez-vous pour recevoir les annonces par mail

FURSAD SHAQO is looking for Marketing Officer – Laascaanood / Ceerigaabo – Somalia

FURSAD SHAQO is looking for Marketing Officer – Laascaanood / Ceerigaabo – Somalia

Publié : 

Categories : Avis de recrutement

Domaines : Marketing - Vente - Distribution - Commerce international

Regions : Somalie

FURSAD SHAQO is looking for Marketing Officer – Laascaanood / Ceerigaabo – Somalia

 

Job Description :

FURSAD SHAQO: Salaam Bank waxaa uu ogaysiinayaa dhammaan Bulshada ku Nool Magaalada Laascaanood & Ceerigaabo in ay jirto Fursad shaqo oo ka Bannaan Bangiga.

  • Shaqada Banaaan: Marketing Officer ;
  • Goobta: Laascaanood & Ceerigaabo ;
  • Booska: Labo Boos ;
  • Wakhtiga Qabashada Araajida: 08__15 May 2019.

Shuruudaha la Rabo :

  1. In uu Keeno Xafiiska Salaam Bank shahaado Original ah ee Bachelor ama Master ah ;
  2. In uu yahay qof Aqoon leh oo aamin ah ;
  3. In uu yahay Qof Dabeecad Wanaagsan oo ku fiican Qancinta Macaamiisha ;
  4. In uu Horay uga soo shaqeeya Bangiga ama shirkad Maaliyeed ;
  5. In uu ku Fiican yahay Qancinta & Xiriirka Bulshada ;
  6. In uu si fiican u yaqaan Luqada English & Carabiga ;
  7. in uu leeyahay aqoon & Xirfad Maamul.

F.G: Waxaa lagu soo aadinayaa araajida Xafiiska Salaam Bank ee Laascaanood& Ceerigaabo

Wixii Faafaahin ah kala xiriir Tell : 7792032/7792700

Gudiga Imtixaanka Sh Adam Cali Maxamed / jaamac Shire Maxamed